Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xeer ilaaliye Turki ah oo amar soo qabasho ah u jaray wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Xeer-ilaaliye Turki ah ayaa amar soo qabasho ah u jaray wiil uu dhalay madaxwyenaha Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Sheekh oo ku lug lahaa shil baabuuur iyo mooto oo 30-kii November ka dhacay magaalada Istnbul.

Arrintan ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Cabdulcasiis Cawil Maxamuud oo ka mid ah jalaiyadda Soomaalida ee ku nool dalka Turkiga.

Xeer-ilaaliye Turki ah ayaa amar soo qabasho ah u jaray wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:24 0:00

Dhagaystayal waxaa naga xusuusin ah in VOA ay la xiriirtay madaxtooyada Soomaaliya iyo safaaradda Soomaaliya ee Turkiga ilaa haatanse aysan ka helin jawaab.

Madal

XS
SM
MD
LG