Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Hub noocee ah ayay Soomaaliya heli doontaa?

FILE - Somali military force members supporting anti-government opposition leaders gather before leaving to their bases in Mogadishu, Somalia, on May 7, 2021
FILE - Somali military force members supporting anti-government opposition leaders gather before leaving to their bases in Mogadishu, Somalia, on May 7, 2021

Golaha Ammaanka ee Qaramadda Midoobey ayaa Jimcihii ka qaaday Dowladda Soomaaliya cunaqabateyntii hubka ee saarneyd, waxaana tallaabadan oo aheyd mid taariikhi ah ay Soomaaliya uga dhigan tahay in marki ugu horreysay muddo 31 sano ah kaddib ay soo iibsan karto hub.

Haddaba Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waan ku eegeynaa go'aanka Golaha Ammaanka iyo waxa ay soomaaliya uga dhintan tahay.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Xuseen.

Wicitaanka Dhageystaha
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:18:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG