Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ku dhaca dalalka iska bixin waaya deynta shuruud la'aanta ah ee Shiinaha?


Daynta ballaaran ee Shiinuhu u fidiyay waddamada Afrika, oo inta badan aan shuruud adag lagu xirin ayaa horseedday welwel ku saabsan halista ka dhalan karta haddii dalalka Afrika ee saboolka ah iska bixin kari waayaan deynta Shiinaha.

Xuseeen Barre Aadan ayaa warbixin arrintaas ku saabsan inoo haya.

Warbixinta deynta Shiinaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG