Xoghayihi hore ee arrimaha dibadda Mareyknaka Henry Kissinger, oo ahaa diblamaasi calaamad aanan la tiri karin kaga tagay siyaasadda dibadda Mareykanka isl markaana mar ku guuleystay abaalmarinta nabadda ee Nobel Peace Prize, ayaa xalay geeriyooday isaga oo ay da’diisu aheyd 100 sano jir.
Kissinger, ayaa ku go’ay hoygiisa oo ku yaalla gobolka Connecticut ee dalkan Maryekanka, sida ay warbaahinta u xaqiijisay Xaruntiisa Latalinta Arrimaha Siyaasadda ee Kissinger Associates.
Haddaba kumu ahaa Henry Kissinger. Waxaa warbixintan ku eegaya Xuseen Barre.
Madal