Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Haweenka: Dabeecadaha haweenka iyo ragga

Madasha Haweenka
Madasha Haweenka

Barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan waxaa marti noogu ah Dr. Cabdirashiid Takar oo ku takhasusay cudurrada maskaxda. Waxaana uu si gaar ah barnaamijkan kaga hadlayaa dhaqamada iyo dabeecadaha shaqsiga ah ee ay ku kala duwan yihiin ama isaga mid yihiin gabdhaha iyo ragga.

Waxaana waraysigan la yeelatay Falastiin Axmed Iimaan.

Madasha Haweenka: Dabaacadaha haweenka iyo ragga
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:23 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG