Jabuuti —
Dawladda Jabuuti ayaa hawlo isugu jira dib-u-dhis iyo daayactir ka wadda jidka laamiga ah ee is ku-xira dekadaha Djibouti ilaa xuduudda ay la wadaagto dalka ay dariska yihiin ee Ethiopia.
Waddadaasi ayaa ah jidka inta badan ay maraan badeecadaha ama shixnadaha u socda Ethiopia, kuwaas oo uga soo dega dakedaha Djibuti, sida uu warbixintaan ku faahfaahinaayo wariyaha VOA-da Ramadaan Muuse.
Madal