Yagoori —
Agaasimah Isbitaalka guud ee magaalada Yagoori ee gobolka Sool Maxamed Cali Ducaale ayaa ka hadlay baahiyo qalabka iyo dawooyinka oo soo waajahay Isbiyaalka Yagoori ee gobolka sool xili uu qaabilayo bukaano kala duwan.
Agaasimaha ayaa u warramayay Wariyaha VOA-da uga soo warama Laascaanood Cabdikariim Cabdullahi Olol.
Madal