Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doomo loogu talo-galay fatahaadaha Gedo 'oo ku xayiran' Muqdisho


Magaalada Baardheere oo ay go’dey halkii Buundo ee magaalada dadka ay uga kala gooshi jireen, kadib daadad xooggan, ayaaney jirin doonyo ay dadku istimaali karaan marka laga reebo labo doomood oo ay gaysey Hay’ada Maareynta Masiibooyinka ee Qaran.

Qaar ka mid ah dadka kasoo jeedo gobolka Gedo ee degan dalka Mareykanka oo iibiyey ku dhowaad 10 doomood ayaa sheegay inay illaa iyo haatan ku xayiran yhiin doomahaas magaalada Muqdisho.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonke ee Minneapolis ku wareystay Aadan Afeey oo ka mid ah qurba joogta gobolka Gedo.

Doomo loogu talo-galay fatahaadaha Gedo 'oo ku xayiran' Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG