Muqdisho —
Magaalada Muqdisho, Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwaddo Musuq-maasuq iyo ku takri fal awoodeed ah oo loo haysto masuuliyiin 15 ah.
Inta badan xubnaha maanta ah maxkamadeyntooda bilaabatay ayaa ka maqan dalka.
Wariyaha VOAda Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixintan inooga soo dirtay Muqdisho.
Madal