Beledweyne —
Qeybaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maalintii sadexaad u kala xayiran daad kusoo rogmaday oo saameeyay jidadka buundooyinka iyo guud ahaan noloosha magaalada.
Wariyaha VOA-da Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.
Madal