Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Martida Makarafoonka: Sakariye Sheekh Muuse


Sakariye Sheekh Muuse
Sakariye Sheekh Muuse

Somaliland waxa ka jira sicir barar uu sababay doollarka oo qaali noqday. In dhoweydna, waxa socday dadaallo lagu xakameynayo heerka sarrifka lacagaha qalaad iyo shilinka Somaliland. Maxaa kale ee la odhan karaa waxyaabaha karaa sicir bararka keenay, dowladu mas’uul ma ka tahay? ganacsatada lafteedu ma ku lug leedahay sicir bararkaas? Barnaamijkeena Martida Maykarafoonka ayeynu ku lafa-gureynaa waxaana inoogu marti ah Sakariye Sheekh Muuse oo ah dhaqaale yaqaan, islamarkaana dhaqaalaha ka dhiga qaar ka mid ah Jaamacadaha Somaliland.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG