Wasiirrada Amniga, iyo taliyayaasha booliska ee Dowladda Dhexe iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya oo shir ku lahaa magaalada Muqdisho ayaa ku heshiiyay dhismaha ciidan boolis oo gaaraya 40 kun oo ka howlgali doona goobaha laga xorreeyo Al-Shabaab.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah in ciidankaasi ay baddalaan ,ciidamada ATMIS, sida uu warbixntan ku eegayo wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Madal