Hargeysa —
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa sheegay in xalay magalada Hargiesa lagu dilay marxuum la odhan jiray Nimcaan Maxamed Cumar oo 23 jir ahaa, iyadoo middi uu ku dilay eedeysane Abshir Saleebaan Xuseen oo 17 jir ah, sida ay ku sheegeen Booliisku qoraal ay soo saareen.
Booliiska ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen eedeysanaha.
Warkan waxaa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal