Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Blinken Muxuu kala soo kulmay Israel?


U.S. Secretary of State Antony Blinken visits Jordan
U.S. Secretary of State Antony Blinken visits Jordan

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, Anthony Blinken ayaa shalay booqday dalka Israel, isaga oo la kulmay xukuumadda dalkaas. Wasiirka ayaa wararku sheegayeen in uu doonayey in dagaalka dhowr saacadood la qaboojiyo si gargaarka bani’aadaminimo iyo sii deynta dadka ay Xamaas hayso loo suuro galiyo.

Dhinac kale, madaxa kooxda Xisbullah ee Lubnaan, Xasan Nasrullah ayaa shalay jeediyey hadalk dunida oo dhan laga dhowrayey.

Haddaba, Maxamed Cabdi Sandhere ayaa arrimaha ka wareystay Ibraahim Maxamed Maxamuud (Mustashaar) oo arrimaha Bariga Dhexe aqoon u leh, kuna suga gobolka MN ee Maraykanka.

Blinken.m4a
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:56 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG