Muqdisho —
Roobka deyrta ayaa meelo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya ka da’aya, kaas oo meelaha qaar fatahaaduhu ay qasaare dhimasho iyo bur bur hantiayeed ay geysteen.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA, ayaa sheegtay inay u diyaar garoobeen inay gar gaaraan dadka intii karaankooda ah, oo ay meelaha qaarna hadda gaarsiiyeen raashiin iyo dawo.
Jamaal Axmed Cismaan ayaa arrimahani ka wareystay guddoomiyaha hay’adda SODMA Maxamudu Macallin Cabdulle.
Madal