Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan muranka doorashada Puntland oo xoogeystay


Doorashada Puntland
Doorashada Puntland

Qaar kamid ah Isimmada dhaqanka ee Puntland ayaa sheegay in doorashada madaxtinimo ee Puntland oo waayadaan uu muran ka taagnaa ay ku dhici doonto sidii hore, islamarkaana la qaban doono xilligeedii 8-da bisha Janaayo, sida ay ku sheegeen warsaxafeed ay soo saareen, kadib shir ay ku yeesheen magaalada Garowe.

Isimada ayaa sheegay inay go'aamiyeen in xulista barlamaanka Puntlnd ay ku yimaadaan saxiixa odayaasha dhaqanka.

Bayaankooda ayaa kusoo aadaya iyadoo uu jiro khilaafka u dhexeeya madaxweynaha Puntalnd Saciid Cabdullahi Dani, oo doonaya doorasho qof iyo cod ah iyo mucaaradkiisa oo dalbanaya nidaamkii 66-ka xildhibaan ee odeyada ay soo xulayeen.

Faahfaahinta warkan waxaa noo soo diray Yuusf Maxamuud Yuusuf.

Khilaafka doorashada Puntlan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG