Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xumadda Dengiga oo mar kale soo riday dad badan

Hargeysa
Hargeysa

Magalada Hargeisa iyo guud ahaanba magaalooyinka Somaliland waxaa toddobaadyadii ugu dambeeyay laga soo sheegayaa in xanuunka la yidhaa “Xumadda Dengiga” ama “Dengue fever” inuu dad aad u badan mar kale soo ridanayo. Xumadda Dengiga ayaa ah xanuun ka dhasha fayraska Dengiga oo ay gudbiso kaneecada loo yaqaan Eedhis Ijibti, waxaana uu ku bilowdaa xummad-sare iyo lafa-xanuun kala-goysyada.

Weriyahayaga Sahra Ciidle Nuur ayaa la hadashay saraakiisha caafimaadka ee Somalland, warbixintan ayeyna nooga diyaarisay.

Xumadda Dengiga oo mar kale soo riday dad badan Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:25 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG