Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn ku saabsan weerarrada Israel ee Gaza oo sii ballaaranaya

A Palestinian man reacts while holding the body of a relative killed following Israeli bombardment, during a funeral service in Deir Al-Balah in the central Gaza Strip on October 31, 2023, amid ongoing battles between Israel and the Palestinian Hamas move

Madaxa hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caawinta Falastiiniyiinta ayaa Isniintii sheegay in dadka rayidka ah ee ku nool Marinka Gaza ay la kulmaan ciqaab wadareed iyo barakicin khasab ah, iyadoo Israa'iil ka falcelineysa weerarkii Hamaas

"Xabbad joojin bini'aadantinimo oo degdeg ah waxay noqotay arrin nolol iyo geeri u ah malaayiin," Guddoomiyaha UNRWA, Philippe Lazzarini ayaa ka sheegay shir degdeg ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ka yeeshay xaaladda.

Ciqaab wadareed iyo barakicin khasab ah waxay u horseedi kartaa dembiyo ka dhan ah bini'aadantinimada iyo dembiyada dagaalka.

Dhanka kalena Israel waxay sheegtey in ay kordhisey weerarada Gaza, hadaba Dr Hassan Al Basri oo bartey xiriirka caalamiga ah iyo diplomaasiyada kana tirsan Jaamacada Axkaaf ayaa iiga waramey xaaladihii ugu danbeeyey ee Gaza.

Madal

XS
SM
MD
LG