Washington —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan magaalada Xuddur kaga dawaaqay in wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka Al-shabaab uu ka billaabanayo maamul goboleedka Koofur Galbeed, isaga oo sheegay in Al-shabaab looga soo adkaaday Galmudug iyo Hirshabeelle.
Barnaamijka Ileyka VOA ayaan ku eegeynaa qorshaha wejiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, waxaana barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
Embed
share
Ileyska VO
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:15:53
0:00
Madal