Isku xirrada

War Deg-Deg ah

QM oo sheegtay in aaney jirin meel ay ku badbaadayaan dadka reer Gaza


Guddoomiyaha Guddiga Sare ee Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Türk ayaa ku baaqay in la joojiyo gacan ka hadalka iyo xasuuqa ka socda Marinka Qaza, halkaas oo ay ciidamada Israel ay sii wadaan duqeyn dhinaca cirka ah oo ay ku hayeen tan iyo 7-dii bishan October. Duqeymaha ayay Israel sheegtay in ay kaga jawaabayso weerarkii ay Xamaas ku qaaday Israel.

Lisa Schlein ayaa warbixintan ka soo dirtay Geneva. Waxaa inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xassan.

QM oo ka deyrisay xaaladda Gaza
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:39 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG