Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Deni oo soo dhaweeyey jadwalka doorashada Puntland, ka horyimid go'aannadii Madasha Qaran

Deni
Deni

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta furay kalfadhiga 53-aad ee Baarlamaanka maamulkaasi ayaa jeediyay khudbad uu kaga hadlayay marxaladda maamul goboleedka Puntland iyo weliba siyaasadaha qaran ee dawladda federaalka.

Siciid Cabdulaahi Deni ayaa sidoo kale ka hadlay kulamada iyo go’aannadii u dambeeyey ee Madasha Wadatashiga Qaran, isagoo kasoo horjeestay go’aamadii madashu horey uga gaartay nidaamka hoggaanka dalka inuu ka guuro hab baarlamaani ah oo uu dalku yeesho madaxweyne iyo madaxwyene ku xigeen.

Dhinaca kale, madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in maamulkiisu diyaar u yahay qabashada doorashada hoggaanka iyo baarlamaanka ee maamulka taasi oo ay Isniintii shaaciyeen guddiga dooarshada Puntland. Mucaaradka Puntland ayaa isla markiiba dhalliilay go’aanka guddiga doorashada iyagoo su’aal geliyey inay awood u leeyihiin kordhinta muddo xileed dastuuri ah. Warbixintan waxaa inoo soo diray Yuusuf Maxamed.

Deno oo soo dhaweyey jadwalka c
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG