Roob xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay ka da'ayay deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ayaa khasaare u geystay dad u badan barakacayaal degganaa degmada Luuq ee gobolka Gedo. Daad ka dhashay roobkaasi ayaa guryo ka burburiyay dad danyar ahaa oo degganaa gudaha degmada Luuq.
Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo ka soo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal