War Deg-Deg ah

Barn. Martida Makarafoonka: Gud. Maxamuud Macallin Cabdulle

Guddoomiyaha SODMA, Maxamuud Macallin
Guddoomiyaha SODMA, Maxamuud Macallin

WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxaa toddobaadkan marti ku ah; Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee Soomaaliya (SODMA) Maxamuud Macallin Cabdulle. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Dhageyso Barn. Martida Makarafoonka

No media source currently available

XS
SM
MD
LG