Washington —
Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa u socdaalaya waddamada Israel iyo Jordan si uu u muujiyo taageerada Washington in Israel is difaacdo.
Safarkan ayaa imanaya iyadoo Maraykanku uu wacad ku maray inuu kala shaqeeyo waddamada kale sidii loo xaqiijin lahaa sii daynta dhammana dadka la-haystayaasha ah ee lagu hayo Gaza. Weriyaha VOA ee wasaaradda arrimaha dibedda Nike Ching ayaa warbixintan inoo soo dirtay, waxaa soo koobaya Jamaal Axmed Cusmaan.
Madal