Kismaayo —
Mas’uuliyiinta amniga ee mamaul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen laba nin oo loo haysto inay baabuur kala baxsadeen maamulka ayna u hgacan-geliyeen al-Shabaab.
Qabashadan ayaa weriyahayaga Aadan Maxamed Salaad uu ka waraystay Aadan Axmed Xaaji, wasiir ku xigeenka wasaaradda amniag ee Jubland.
Madal