Quddus —
Tirada dhimashada ee weerarkii Xamaas ay ku qaadday Israa’iil ayaa kor u dhaaftay lix boqol oo qof, waana taariikhda Israa’iil weerarkii u horreeyey ee hal maalin ah ee ay ku dhintaan tira intaas la eg.
Dad ka badan saddex boqol oo qof ayaa ku dhintay weerar aargoosi ah oo ay Israa’iil ku duqeysay Gaza.
Linda Gradstein ayaa warkan ka soo dirtay magaalada Quddus (Jerusalem). Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo haya.
Madal