Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo sheegtay in duqeyn lala beegsaday maleeshiyada al-Shabab


Drone
Drone

Diyaaradaha dagaalka ee dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee shalay duqeyn ka geystey deegaanka Shabeellow ee gobolka Mudug, haklkaas oo la sheegey in lagu bartilmaameedsaday kooxda al-Shahabaab.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in labaatan ka mid ah maleeshiyaadka Shabaab weerarkaasi ay ku dhinteen laguna bur buriyay gawaari dagaal iyo saanad kale. Jamaal Axmed Cismaan ayaa haddaba arrimahani ka wareystay wasiirka warfaafinta Galmudug Abshir Abdi Shiiqow.

Wareysiga Duqeynta Gal
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG