Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Askar ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Beledxaawo


Sawir hore
Sawir hore

Inta la xaqiijiyay laba askari ayaa ku dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Qaraxa ayaa ahaa miino kuwa dhulka lagu aasa ah oo lala eegtay gaari ay saarnaayeen saraakiil iyo ciidan ka tirsan kuwa xoogga dalka.

Wariyaha VOA Aaden Maxamed Salaad (Aaden Kismaayo) ayaa qarax ka wareystay Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Isaaq Al-qaadi.

Wareysi: Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG