Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Caweyska Washington: Hiba Maxamed (Hiba Nuura)


Hiba Nuura iyo Caasha Cuud
Hiba Nuura iyo Caasha Cuud

WASHINGTON- Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa fannaanadda caanka ah Hiba Maxamed Huddoon (Hiba Nuura) oo ku nool gobolka Minnesota ee Mareykanka. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Caasha Ibraahim Aadan (Cuud).

Dhageyso Barn. Caweyska Washington
please wait

No media source currently available

0:00 0:20:18 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG