Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madasha Haweenka: Dagaalka ka dhanka ah is-caddeynta dumarka


Madasha Haweenka
Madasha Haweenka

Isticmaalka Kiimikooyinka sunta ah oo ay haweenku u arkaa inay soo saarto quruxdooda, ayaa sida lagu ogaaday baaritaan caafimaad waxay sababaan dhaawac caafimaad, midab doorsoon iyo xitaa dhimasho.

Haddaba, mowduucan waxaa si weyn baaritaan ugu sameeyay Amiira Caddaawe oo ah agaasimaha hay'adda is-caddeyn diidka ee Beauty Well, waxayna marti ku tahay barnaamijka Madasha Haweenka ee toddobaadkan, waxaa soo jeedinaysa Faadumo Yaasiin Jaamac.

Madasha Haweenka
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:13:05 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG