New York —
Ayadoo maamulka qaar ka mid ah hantidiisa ma guurtada ah ee ugu qiimaha badan ay halis ku jirto, madaxweynihii hore Donald Trump ayaa sheegay inuu safar naadir oo si iskiis ah Isniinta ugu tegi doono maxkamad ku taalla New York, halkaasoo ay ka billaabneyso dacwad madani ah oo mar horeba keentay in garsoore uu xukmiyo inuu sameeyey wax is dabamarin la xiriirta ganacsiyadiisa.
Madal