WASHINGTON - Barnaamijka Martida Makarafoonka, waxa uu ku saabsan yahay dib u furista safaaradda Soomaaliya ee Boqortooyada Ingiriiska oo xirneyd ilaa 1991-kii. Waxaa toddobaadkan barnaamijka marti ku ah, Danjire Cabdulqaadir Axmed Kheyr. Barnaamijka waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal