Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kenya oo ciidamo nabad ilaalin ah u direysa Haiti iyo falcelinta dad reer Haiti


Hogaamiyayaasha caalamka ayaa rajeeynaya in ay dhawaan ciidamada Kenya u diraan dalka Haiti si ay u joojiyaan rabshadaha burcadda hubeysan ay dalkaasi ka wadaan. Kulan ka dhacay shirka golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa xoghayaha arrimaha dibadda Antony Blinken waxa uu kala hadlay madaxweynaha Kenya William Ruto. Laakin fikradda ayaa walaac gelisay qaar ka mid ah dadka Haiti.

Weriyaha VOA ee Washington Carolyn Presutti ayaa warbixintan soo dirtay soo Ibrahim Hassan Daandurey ayaana noo soo koobaya.

Kenya oo ciidamo u direysa Haiti
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG