Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka laba Aqal ee baarlamanka Soomaaliya, xildhibaanno , siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan ciidamada qaranka ee ka howlgala furimaha dagaalka.
Kullanka ayaa xoogga lagu saaray sidii loo dardar gelin lahaa dagaalka ka dhanka ah al-Shabab.
Wariyaha VOAda Cabdiwaaxid Macalin Isxaaq ayaa warbixintan ka soo diray magaalada Gaalkacyo.
Madal