Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia oo codsatay in sababo farsamo loo hakiyo dhimista wejiga 2aad ee ATMIS

ATMIS
ATMIS

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa codsi u dirtay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kaas oo ay kaga codsaneyso in sababo farsamo loo hakiyo wejiga labaad ee qorshaha dhimista ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya ka howlgala.

Warbixintan waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.

Hakinta dhimista ciidamada ATMIS
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:07 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG