Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubaland oo digniin kasoo saartay dabeylo kusoo wajahan xeebaheeda


Kismaayo
Kismaayo

Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Jubaland ayaa soo saaray digniino ku saabsan cabsi laga qabo dabeeylo iyo roobab xoogan in ay ka da aan gobolka usbuucyada soo socda. Hadalkan waxaa sheegay Wasiir ku xigeenka wasaarada Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jaamac Jeemis.

Wasiir ku xigeenka ayaa Kismaayo ugu warramay weriyahayaga Aadan Maxamed Salaad.

Dhageyso wareysiga Wasiir ku xigeenka wasaarada Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka Jubbaland
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:17 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG