Muqdisho —
Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa bogaadiyey hawgallada milatari ee dawladda Soomaaliya, waxayna cambaareeyeen weerarrada Al-Shabaab. Golaha oo manata war saxaafadeed soo saaray waxa uu xaqiijiyey bixitaanka raaca labaad ee ciidamada ATMIS kaidb markii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ansixiyey dhimista ciidamada nabad ilalainta.
Haaruun Macruuf ayaa warbixintan inoo haya.
Madal