Tirada dadka ku dhintay dhul-gariir cabirkiisu ahaa 7.2 magnitude oo gilgilay qeybo ka mid ah dalka Morocco ee Waqooyiga Africa gelinkii dambe ee Jimcihii ayaa kor u dhaaftay 800, iyadoo tirada dadka ku dhaawacmay ay sii cagcageyneyso 672 qof sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee Morocco. Warbixin kooban oo dhulgariirkaa su saabsan waxaa inoo soo koobaya Maxamed Colaad Xassan.
Madal