Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shariif Sheekh Axmed oo ku baaqay in laga qeyb qaato dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab


Sheekh Shariif
Sheekh Shariif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku baaqay in laga qaybgalo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ay wadaan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka.

Shariif Sheekh Axmed oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaqan maanta ka jeediyay fadhi uu Golaha Shacabka uu ku yeeshay Muqdisho.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, ayaa warbixintan inoo soo diray.

Muxuu Shariif Sheekh Axmed ka yiri dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:03 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG