Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ugu yaraan 107 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada Ururka Al-shabaab inay isa soo dhiibeen labadii bilood ee la soo dhaafay.
Haddaba Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka waraystay Ibrahim Aden Ibrahim Nadara agaasime ku xigeenka xarunta Tubsan ee cilmi-baarista iyo ka hortagga xagjirnimada ee dowladda Soomaaliya.
Ugu horeyn ayuu weydiiyay tirada isa soo dhiibtay iyo waqtiga ay isa soo dhiibeen.
Madal