Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Dilalka dhallinyarada Soomaalida ee Mareykanka iyo Canada

Wicitaanka Dhageystaha
Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaan ku eegeynaa dilalka soo noqnoqda ee dhallinyarada Soomaaliya ee Waqooyiga America, waxaana marti ku ah Sheekh Horsed Noah oo ah afhayeenka masaajidda gobolka Ohio ee waddanka Mareykanka.

Waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:26:32 0:00

This item is part of

Madal

XS
SM
MD
LG