Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee duullaanka Ruushka ee Ukraine


Local resident Vladislav Driga, 75, stands next to the ruins of his outbuilding destroyed by recent shelling in Donetsk, Russian-controlled Ukraine, Sept. 1, 2023. (Alexander Ermochenko/Reuters)
Local resident Vladislav Driga, 75, stands next to the ruins of his outbuilding destroyed by recent shelling in Donetsk, Russian-controlled Ukraine, Sept. 1, 2023. (Alexander Ermochenko/Reuters)

Ruushka ayaa gentaal ku dhuftay goob ganacsi oo ku taalla gobolka Vinnytsia ee bartamaha Ukraine. Dhinaca kale Diyaarad kuwa aan duuliyaha wadin ah oo laga leeyahay Ukraine ayaa shalay duqeeysay magaalo ku taalla galbeedka Ruushka oo ay ku taalo mid ka mid ah xarumaha ugu waweeyn ee laga dhaliyo Nukleerka.

Warbixin ay qortay VOA waxaa inoo haya Ibrahim Hassan Daandurey.

Wararkii ugu dambeeyay ee duullaanka Ruushka e Ukrai
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:31 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG