Hargeysa —
Guddi odayaal ah oo dhawaan isku xilsaaray in ay dhexdhexaadiyaan dhinacyada siyaasadda Somaliland isku haya oo si wayn ugu kala fogaaday qabashada doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ayaa xalay soo saaray go’aamo ay sheegeen in ay dhinac walba ke eegeen si xal loogu helo khilaafka muddada dheer jiitamayay.
Wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakuule ayaa warbixintan nooga soo diray Hargeysa .
Madal