Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo ka hadlay maxaabiis uu sheegay in ay ka qabteen Somaliland


Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, oo ah hoggaamiyaha maamulka la baxay SSC-Khaatumo ayaa sheegay in xaaladda gobolka Sool ee shalay dagaalku ka dhacay ay dagan tahay. Firdhiye, oo wareysi siiyay VOA ayaa sheegay inay qabteen maxaabiis fara badan, islamarkaana ay maxaabiistaasi ku baddalan donaan maxaabiis uu sheegay in Somaliland ay ka hayso.

Wariyaha VOA, Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab), ayaa khadka taleefonka ee Laascaanod ku wareystay Cabdulqaadir Firdhiyre, isagoo ugu horreyn weydiiyay xaalku siduu yahay maanta?

Wareysi Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo, Cabdiqadir Firdhiye
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:28 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG