Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muuse Biixi oo sheegay in degdeg ay ciidamadiisu ku aargudan doonaan

Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay dagaalladii shalay ka dhacay gobolka Sool. Muuse Biixi ayaa magaalada Hargeysa ka sheegay in ciidamadiisu ay aargoosan doonaan. Muuse Biixi ayaa hadalkan sheegay kaddib kulan uu la qaatay xisbiga Wadani, iyo saraakiisha ciidamada Somaliland. Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Cakule.

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay xeryihii laga qabsaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:51 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG