Ciidanka xoogga dalka ayaa shalay gelinkii dambe la wareegay degmada Ceelbuur oo muddo dheer ay ka ariminayeen.
Haddaba, waasee xaalka degmada Ceelbuur? Wariyaha VOA Cabdulqaadir Cabdulle ayaa khadka talefoonka kula xariiriyay gudoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xassan Guutaale.
Madal