Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo la filayo inay ku biirto ururka EAC


EAC
EAC

Soomaaliya ayaa la filayaa in dabayaaqada sannadkan ku biirto ururka Bulshada Bariga Afrik ee loo yaqaan EAC.

Xoghayaha guud ee urur goboleedkan, Peter Mathuki, ayaa sheegay in wadaxaajoodyada ay la lee yihiin Muqdisho ay hadda ku eg yihiin dhammaadka bishan.

Moses Havyarimana ayaa warbixintan Kampala ka soo diray, waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Soomaaliya oo la filayo inay ku biirto ururka EAC
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:27 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG