Washington —
Laba sano ka hor, markii Taliban ay la wareegeen awoodda Afghanistan, safaaradda Mareykanka ee Kabul ayaa xirantay oo ciidanka Maraykankana waxa uu daadgureeyay in ka badan 100,000 oo reer Afghanistan ah kadib markii ay ka baxeen Afghanistan oo ku jirta qalalaase iyo is-dhexyaac.
Tiro aad u tiro badan oo la daadgureeyay oo u shaqaynayey dawladda Maraykanka intii uu dagaalku socday ayaa weli sii maraya dacwadaha socdaalka si loogu ogolaado inay si joogto ah ugu noolaadaan Maraykanka.
Warbixin ay qortay Alina Barros wayaa soo jeedinaya Caasha Ibraahim Aadan.
Madal