Soomaalida ku dhaqan waddamada reer galbeedka ayaa badankoodu waxay waddamadaas ku yimaadaan nidaamka qaxootinnimada, tahriibka ama inay wakaalad ahaan ku keenana eheladoodu.
Hase yeeshee waxaa dalalkani ay dhinaca kale u oggolaadaan inay sharci siiyaan oo dalkooda keenaan dadka xirfad-yaqaanka ah ee shaqooyinka ka hela dalkooda.
Weriyahayaga Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa la kulmay Shalfah Gael Chequin oo ka mid ah Soomaalida xirfad-yaqaanka ah ee timid Kanada, warbixintan ayuuna nooga soo diray.
Madal