Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muran dhul-beereed oo soo taagnaa in ku dhow 30 sano oo la xalliyey

Bariiska Jowhar
Bariiska Jowhar

Maamulka gobolka Shabeellada dhexe ayaa ku guuleystay in xal laga gaaro muran lahaansho dhuleed oo in mudo ah ka dhex taagnaa bulsho beeraley ah oo kala dega, degaanada hoos yimaadda magaalada Jowhar. Warbixin ku saabsan heshiiskan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Xallinta khilafaadka dhulka
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG